Hargeysa(Berberatoday.com)-warar xog ogaal ah oo ay helayaan war fidiyeenada shabakada wararka ee Ilaysnews.com ayaa waxaa ay tibaxayaan in xukuumada Somaliland lacag buuran oo laaluush ah ay u kiishtey qaar ka mid ah telefishanada madax banan ee ka hawl gala Somaliland