Maydka Looyar Kenyan Ah Oo Laga Helay Magalada Nairobi.
July 2, 2016 - Written by Berbera Today
Nairobi(Berberatoday.com)-Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa ku amartay booliska inay soo saaraan warbixin ay kaga hadlayaan eedda ah inay afduubeen oo ay dileen qareen u dooda xuquuqda aadanaha iyo laba qof oo kale.
![KING](http://baligubadlemedia.com/bgm/wp-content/uploads/2016/07/KING.jpg)
Maydadka qareen Willie Kimani iyo darawalkii tagsigii waday ayaa laga aqoonsaday qolka la dhigo maydadka ee Nairobi.