berberatoday.com
Fananka Farxan Xidig Oo Ku Xidhan Magalada Hargaysa Iyo Sababta Loo Xidhay
July 3, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaanka Farxaan Xidig, ayaa ugu xidhan Magaalada Hargaysa arrimo la xidhiidha qadiyada Somaliland oo sida lagu soo eedeeyay uu falal ka dhan ah madax banaanida Somaliland uu ka abaabulay Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal

farxan

Farxaan Xidig ayaa ku xidhan xarunta Danbi baadhista ee magaalada Hargaysa, waxaana la filaaya in Maxkamad la horkeeno. Farxaan Xidig ayaa aha Fanaan ku dhexjira Sugaanta wakhtiyadii u danbeeyayna wuxuu deganaa dalka Ingiriiska, lakiin sannadihii danbe ayaa siweyn loogu arkaayay dhaq dhaqaaqyo la xidhiidha dhinaca siyaasadda Somaliya iyo dawlada Xamar oo uu mudo dhawr jeer ah udoontay Xildhibaanimo Baarl;amaan balse uu ku hungoobay waxse hada la sheegayaa inuu olole ka dhan ah Somaliland oo la xidhiidha baarlamaanka Dawlada Xamar ee dhawaan la dooran doono uu Borama iyo Somalilandba ka waday.

 

 

Berber5atoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews