berberatoday.com
Gacan Ku Dhiigle Maxamed Siciid Xirsi(MORGAN) Oo Midnimo Soomaaliyeed Raadinaya Iyo Dhiig Danbe Oo Uu Cabo
July 3, 2016 - Written by Berbera Today

Garoowe(Berberatoday.com)-Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) oo ka mid ahaa Saraakiishii Dawladdii Maxamed Siyaad Barre ee Xasuuqa u geystay Shacabka Reer Somaliland, ayaa khudbad uu ka jeediyay Magaalada Garoowe kaga hadlay waxa uu ugu yeedhay Midnimada Soomaaliyeed.

Warka MorganMorgan oo Hayb ahaan ka soo jeeda Puntland isla-markaana dhawaan safar kaga yimid Dalalka Reer Galbeedka oo uu deggan yahay, ayaa sheegay in Puntland looga baahan yahay inay ka shaqeyso  Midnimada Soomaaliya oo uu ku sheegay inay tahay Muqadas.

Mr. Morgan oo arrimahaa ka hadlayaana waxa uu yidhi, “Waa Inaad Midnimo Soomaaliyeed ka shaqeysaan, Haka Tanaasulina Midnimada Soomaaliyeed haddaad Tihiin Reer Puntland.”

Waxa kale oo uu sheegay, “Waa inaad raadisaan Midnimo Soomaaliyeed, waayo? Midnimada Soomaaliyeed ee Muqadas.” Ayuu yidhi.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews