berberatoday.com
Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Wuxuu saxaafada ku qor qori jirey inta Xubnood ee dawlada kaga jirta beesha Habar Awal xataa gaadhi yar muu lahayn Maantana
July 3, 2016 - Written by Berbera Today

Samadana kamay iman waxaa rag Isa siiyeene saamigeygii ayaa Laga tabcaday Sarahan dhaadheer” W/Q. Cali Cismaan Xaraaro

cali xaraaro

Is bar bar dhiga busaaradii iyo xayraankii Madaxda xisbul xaakimka Kulmiye ee Todoba sano ka hor iyo ereyada faanka Badan ee maanta kasoo yeedhaya, Hadaan ka bilaabo, Xayraankii Axmed Siilaanyo wixii qaylo ka dhacaysey waynu wada Ogeyn markii uu Odhan jirey xaaskiisa Ayaa shaqo ay ka heshey hay’ada (Unesco)loo diidey xataa.
Wuxuu gaadhey In lala dagaalamo Dawladii m/weyne Dahir Reyaale isagoo Ku eedeeyey iney shaqada u diideen Taasina waxba kama jiraan ayey Noqotey waxase la galay xayraankii Iyo busaaradii markaa odeyga haysey, Waxa kaloo jirtey gaadhi Looga Soo direy Debeda inuu Cali Warancade ka iibiyey busaared awgeed Maantana inta ka Muuqata oo keliya haynta dhaqaale Moqolaal milyan oo doolar way ka badan Tahay.dhanka Muuse Biixi aynu eegno,Waxa jirtey Cawil Cali Ducaale oo xiligaa Ahaa Wasiirkii maaliyada ee dawladii M/Reyaale inuu (3)kun oo doolar Laaluush u siiyey isagoo Kaga iibsedey Muuse Biixi kelmed uu war Baahinta ka yidhi kelmedaas oo ahayd M/weyne la doortey waxa bedeli kara M/weyne sidiisa loo doortey halkaana Waxa laga qaadan karaa busaarada iyo Xayraanka hayey mujaahidka weliba Arintaasi waxay dhalisey Shaki iyo buuq ka dhex dhashay Isaga iyo saaxiibadii xisbiga KulmiyeMaanta inta Shacabka hadaynu dhaafno (7)fooq ayuu Dhamays tirey mujaahid Muuse Biixi.

Wasiirka m/tooyada Maxamuud Xaashi Wuxuu saxaafada ku qor qori jirey inta
Xubnood ee dawlada kaga jirta beesha Habar Awal xataa gaadhi yar muu lahayn Maantana baabuurta lagu raaxaysto oo Keliye (9) gaadhi ayaa guriga yaala Weliba gawaadhida qaarkood sicirkooda (50)kun Oo doolar ayaa lagu iibiyaa, Mr Seylici iyo xagiisa aynu u kacno, intii Aanu xilka qaban mr Seylici guri kira ah Ayuu ku jirey maantana kuu ku jiro Marka laga reebo lix guri ayuu dhisey Waxa kaloo uu qaybo ku leeyahay Wershedaha Leydhka ee Hargeysa,Boorame, Berbera,
Waxa intaas qaybo uu leeyahay markab Weyn oo kuwa kaluunka gurta ku mida,
Intaas u dhaafimayno oo afartan ayaa Inoogu filan tusaale waxayse u eegtahay In qof waliba halkuu u bukey ka ciil baxay Dhanka kale raga sidaa ka yeeley dadkan Iyo dalkan faqiinimadu dishootey ayaa Maantana doonaya iney sii joogaan oo Ay sidaa uugu dul noolaadaan dadkan
Masaakiinta ah ee bakhtigu xalaasha u Yahay, AHN Abwaan Gaariye wuxuu yidhi;
“Samadana kamay iman waxaa rag
Isa siiyeene saamigeygii ayaa
Laga tabcaday sarahan dhaadheer,
Xishood la”aanta iyo sida xaaraanta
Loo xalaashaday kuwan ayaa ka
Daran dawladii Siyaad Bare,
Halka la marayo nin aanu is naqaano oo
Ku biirey xisbiga Kulmiye ayaan ku idhi
Maxaa ku geeyey meeshan xaaraanta
La xalaashaday wuxuu iigu jawaabey
Kol hadii la boobayo hantidii umada oo
Weliba lagugu amaanayo hantidaad
Dhacday maxaan ka qaban,
Waxaan ku soo xidhayaa qoraalka
Carooga saboolka codkii
Danyartoo dhan anaa cudha haysta.”
W/Q. Cali Cismaan Xaraaro
Hargeysa, Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews