General Jidhif Oo Si Adag Uga Hadlay Heshiiska Dekedda Berbera
July 4, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muj.Maxamed Xasan C/lahi(Jidhif) ayaa si adag uga hadlay wareejinta maarasada qadiimka ah ee dekeda Berbera isaga oo ku tilmaamay mid ay xukuumadu ku fadqalalaynaso degenaanshaha gobolka Saaxil waxaanu sidaa ku sheegay mar warbaahintu wax ka waydisay ahmiyada ay leedahay Maalgalinta dekeda Berbera,waxaana hadaladiisii ka mid ahaa“Qarnigii 21aad wuxuu gobolka Saaxil wajahay marxalado adag oo ay qayb ka ahayd dawladii rajiimka ahayd ee Siyaad Bare iyo dagaalo sokeeye oo kala