berberatoday.com
General Jidhif Oo Si Adag Uga Hadlay Heshiiska Dekedda Berbera
July 4, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Muj.Maxamed Xasan C/lahi(Jidhif) ayaa si adag uga hadlay wareejinta maarasada qadiimka ah ee dekeda Berbera isaga oo ku tilmaamay mid ay xukuumadu ku fadqalalaynaso degenaanshaha gobolka Saaxil waxaanu sidaa ku sheegay mar warbaahintu wax ka waydisay ahmiyada ay leedahay Maalgalinta dekeda Berbera,waxaana hadaladiisii ka mid ahaa“Qarnigii 21aad wuxuu gobolka Saaxil wajahay marxalado adag oo ay qayb ka ahayd dawladii rajiimka ahayd ee Siyaad Bare iyo dagaalo sokeeye oo kala

jidhif

danbeeyay,waxaanay mudooyinkii u danbeeyay u muuqatay mid ka soo kabanasa dhamaan duruufahaa adag,waxa se nasiib daro ah in markii xukuumadan Kulmiye qabatay hogaanka dalka in gobolka saaxil ka bilaabangtay fadqalooyin hor leh oo lagu kala furfurayo isku duubnaanta bulshada reer Saaxil.

Waxaad arkasaan maanta in Dekedii Berebera xukuumadu tidhi waan maal galinanaa ay mudo 30 sano ah kakiraysay Shirkada laga leeyahay dalka isku taga imaaraadka carabta,waxaana laga qaatay lacag xaqu qalin lagu sheegay oo dhan 15 milyan, in dekeda Berbera la maalgaliyo waa mid ahmiyad u leh bulshada Somaliland balse waxaa jira fursado badan oo lagu maalgalin karo Dekeda,Dabcan hore ayay dawlado kale inoogu maalgaliyeen dekeda oo uu ugu horeeyo Dawlada ruushku mar labaadna dawlad waynaha maraykanka wax shuruuda oo ay intaa ku xidheena ma jirin,sidaas si la mida ayay ahayd in loogu raadiyo dekeda maalgalin aan ahayn kirayn taas oo aan marnaba dan u ahayn shacabka waayo dekeda berbera waa maarso istaraatiji ah oo ay inta badan daneeyaan caalamku, dadkeenu maanta waxay ku sugan yihiin nolol adag oo in si degdega wax looga qabto u baahan,mudo 30 sano ahina maaha mid ay dadku sugi karayaan.

Sidoo kale waxa uu Muj. Jidhif wax laga xumaado ku tilmaamay in aan la tixgalin xuquuqda shacabka reer Saaxil isaga sheegay in wax wada xaajood ah aan lagala yeelan balse si muquumin ah loogu wargaliayay in dekedii la wareejiyay.

Ugu Danbayntii waxa uu Muj. jidhif ka digay cawaaqib xumada ka iman karta hadii la muquumiyo shacabka reer Saaxil isaga oo xukuumada kula taliyay in hadii ay dan u aragtay wareejinta dekeda si xeeldheer oo maskixi ku dheehan tahay u wajahdo dadka reer saaxilna looga

dhaadhiciyo,waxaanu sheegay in uu kala aragti yahay bulshowaynta reer Saaxil.

Xigasho ilays

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews