War Deg Deg Ah:- Dowladda Sucuudiga Oo Iminka Ku Dhawaaqday War Rasmi Ah Oo Ku Saab San Berri In Ay Ciid Tahay Iyo In La Soomayo
July 4, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
War Deg Deg Ah:- Dowladda Sucuudiga Oo Iminka Ku Dhawaaqday War Rasmi Ah Oo Ku Saab San Berri In Ay Ciid Tahay Iyo In La Soomayo
Dowlada Sucuudigu waxay shaaca ka qaaday in Maalinta beri ah ay tahay Maalintii u danbaysay bisha barakaysan ee Ramadan Halka Maalinta Arbacada oo bishu tahay 6 July ay tahay Bilowga Bisha Shawaal Ahna Maalin Ciid Ah
Berberatoday.com