Boqorka Sucuudiga Oo Fariin Culus Diray
July 6, 2016 - Written by Berbera Today
Jeddah(Berberatoday.com)-Boqor Salmaanka dalka Sucuudiga ayaa ballan qaaday inuu jawaab ka bixin doono weerrarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday meel u dhaw Al-Masjid Al-Nabiwi ee magaalada Madiina, oo ah mid ka mid ah meelaha ugu xurmada badan dhulka Muslimiinta.