berberatoday.com
Portugal Oo Finalka Koobk Yurub U Baxday Ka Dib Markii Ay Ka Badisay Wales+Daawo Sawirada
July 7, 2016 - Written by Berbera Today

Paris(Berberatoday.com)-Ciyaaryahanada Nani iyo ronaldo ayaa laba gool oo ay caawa Portugal kaga talaabsatay ciyaaryahanada xulka wales u dhaliyay dalkooda Portugal.

ciyaar aad u xiiso badan oo ku tirsanayd koobka qaramada qaarada yurub oo si habsami ah uga socda dalka Faransiiska ayaa dhex martay labada xul ee portugal iyo wales, waxaanay guushu raacday Portugal oo ku badisay 2-0.

ciyaaryahada reer portugal ayaa finalka koobka qaramada qaarada yurub la ciyaari doona dalalka faransiiska iyo jarmalka midka soo badiya.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews