berberatoday.com
“Waxan Ahay Musharax U Taagan Gudoomiyaha Xisbiga Ucid”Marwo Saamiya Muuse
July 7, 2016 - Written by Berbera Today

Waxan halkan Maanta oo ay Taariikhdu tahay 07-07-2016 ka cadaynayaa inaan maanta laga bilaabo utaaganahay Buuxinta Jagada Gudoomiyaha XIsbiga Ucid ee Gudiga bad baadada Xisbiga Ucid ku dhawaaqeen in ay Gudoomiyhii hayey Xil ka xayuubin ku samayn Doonaan, Dastuurka Somaliland baa muwaadin kasta oo Miirkiisa iyo Maankiisa qaba xaq u siiyey in La dooran karo waxna uu dooran karo Xilkan Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee aan Maanta Iclaamiyey Inaan musharixiinta ku tartami doona ka mid ahayna inaan Qaban karo kartideedii aqoonteedii iyo Waayo aragtinimadeedii na aan leeyahay waanan Soo dhawaynayaa Cid kasta oo igula tartamaysa Hanashada Kursigaas.

Waxa Farxad wayn oo gaar ah iisii ah in aan noqdo Qofkii ugu horaysay ee Dumar ah ee Booska Gudoomiye Xisbi Qaran isku Soo taagta aan noqday waxa aan ku kalsoonahay kalsoonida uu xisbigayga Ucid , Taargeeyaashayda iyo Guud ahaan Haween waynaha Somaliland ku qabaan inaan Buuxin karo Booskaas waanan ku farax sanahay Inaan isu soo taago, Waxan Ahay Musharax u taagan Gudoomiyaha Xisbiga Ucid.`´

Aqoonteyda waayo aragnimadeed iyo Khibradeeda siyaasadeed ee ay leeyhay taas oo i sahli karta in aan Hanan karo Booska Gudoomiyaha XIsbiga Ucid `´

Waxan aqoontaydii Hoose dhexe Sare ku soo dhamaystay Wadanka Kuwit , waxan Shahaadada jaamacada Heerka Koowaad ka qaatay Cilmiga Maamulka Ganacsiga Caalamiga ah Jaamacada Haaga-Helia University , waxan Shahaadada Diploma ka qaatay Cilmiga Suuqgaynta sanadkii 1996 from Helsinki Business College kii ,

Luuqadaha aan Ku Hadlo waxay kala yihiin.

1. Somali ( luuqada Hooyo )
2. Arabic,
3.English,
4.Finnish,
5. German
6. Swedish

Khibradayda Dhinaca Siyaasada:

1-Godmiye Ku Xegeenka Garabka Haweenka ee Xisbiga UDUB 2010,Helsinki Finland.

2- Godomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga UCID Finland 2013.

3- Godomiyaha Abaabulka Qaarada Europe Ee UCID 2014.

4- Xubin Ka Tirsan Xisbiga Finlnad Ee Social Demogratic Party (SDP) 2015.

5- La Taliyaha Arimaha Dibedda ee Musharaxa Madaxweyne Mudane Jamal Ali Hussein UCID 2016.

6- Godomiyaha Gudida Ictiraafka Somaliland Dalka Finland 2016.

Waxa aan mar labaad Bulsha waynta Somaliland Iyo Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Dibad iyo Gude ba u caday inaan U taaganahay Musharaxa Gudoomiyha Xisbiga Ucid ´´

Marwo Samia Muse
Helsink , Filand

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews