Gaalkacayo(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa galabta xarunta Jimicsiga iyo ciyaaraha ee “Place to Be” ee magaalada Gaalkacyo kaga qayg galay ciyaar lagu maamuusayey farxadda ciidda oo u dhexaysey labo kooxood oo kamid ah Sports-ka magaalada Gaalkacyo.