Dagaal Dhimasho Iyo Dhaawac Keenay Oo Dhexmaray Ciidamo Kala Taabacsan Madaxweynaha Koonfurta Sudan Iyo Kuxigeenkiisa
July 9, 2016 - Written by Berbera Today
Juba(Berberatoday.com)-Ugu yaraan shan askari ayaa dhimatay shalay kaddib markii ay isku dhaceen ciidammo daacad u kala ah madaxwaynaha Suudaanta Koonfureed, Salva Kiir iyo madaxwayne kuxigeenka dalkaas Riek Machar.
