berberatoday.com
Beelaha Habar-Awal Iyo Habar-yoonis Caawa Shir Ku Yeeshay Guriga Salaadiinta Subeer awal, Xaaladaha Diiradda lagu Saaray+Mujaahid Ibraahin Dhega-weyne Iyo Axmed Mire Oo Hormuud U Ahaa
July 10, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegayaa inuu Caawa Guriga Salaadiinta Subeer Awal uu ka dhacay Shir leh waji-beeleed, isla markaana ay kala Hoggaaminayaan Muj. Ibraahin dhega-weyne iyo Muj. Axmed Mire.
warka ku taxaluqa shirka Caawa ka dhacay guriga Salaadiinta Subeer Awal, ayaa sida ay sheegen xoggo u dhuun-daloola inuu daarana is xog-waraysi ku saabsan xaalada guud ee dalka iyo maraaxiisha Siyaasadeed ee waqti xaadirkan lagu jiro, khaasatan waxa shirkaa Diiradda lagu Saaray xaaladda xiisadeedu hadda dalka saameysay ee Dekedda Berbera iyo wareejinteeda.
Geesta kale, wararku waxay intaa raaciyeen in shirkaas lagu soo hadal qaaday Mustawaha Siyaasadeed ee dalka iyo mideynta labada beelood ee Awal iyo Habar-yoonis. Waxana Shirka asi kusoo dhamaaday is afgaraad iyo jawi degen, waxana goob joog ka ahaa Suldaan Xasan oo ah suldaanka guud ee Subeer awal, suldaanka guud ee Sacad Muuse, Suldaan Mawliid Sabayso, suldaan Shariif Batuun, muj. Ciise curaagte iyo salaadiin kale oo badan.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews