berberatoday.com
Dagaal Xoogan oo dib uga dhex qarxay Ciidamo kala taageersan Madaxwayne Salva Kiir iyo ku xigeenkiisa
July 10, 2016 - Written by Berbera Today

Juba(Berberatoday.com)-Dagaal xooggan oo ka dhaxeeya ciidammo kala taageersan  madaxweyne Salva Kiir iyo ku xigeenkiisa Riek Machar ayaa ka socda  caasimadda South Sudan ee Juba.

Ciiddanka taabacsan Madaxwayne ku xigeenka South Sudan ayaa sheegay inay fadhiisimahooda kusoo weerareen Ciidanka taageersan Madaxwayne Salva Kiir.

Warbaahinta Caalamka ayaa sheegaysa inuu Dagaalka  xooggiisu saaka ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ay ku leedahay caasimadda Juba iyo weliba agagaarka garoonka diyaaradaha.

Ilaa iyo imika lama sheegin khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi inta uu leegyahay maadaama suxufiyiinta goobtaasi ku sugnaa ay ka baxsadeen Goobta dagaalku ka socday.

Qaramada Midoobay ayaa laba dhinac ku dhaliishay in aanay ilaalin heshiiskii nabada ee lagu soo afjaray colaadii sokeeye ee labadii sano ee lasoo dhaafay ka taagnayd dalkaas.

Qaar ka mida ciidamada taabacsan Madaxwayne ku xigeenka ayaa heshiiska awgii Caasimada Juba ku laabtay laakiin ciidamadaasi laguma darin kuwa dawlada.

Kumanaan Muwaadiniin ah ayaa ka barakacay goobaha dagaalku ka socdo ee Caasimada Juba

Dawlada Maraykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay dibada usoo baxaan intay socdaan Colaadahan kasoo cusboonaaday Koonfurta Suudaan.

juba

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews