berberatoday.com
Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran Oo La Filayo Inay Badhtamaha Todobaadkan Lagu Jiro U Safraan Magaalada Ceerigaabo Iyo Ujeedada Socdaalkooda Daaran Yahay
July 10, 2016 - Written by Berbera Today

sadexda gudoomiye XisbiHargaysa(Berberatoday.com)-Wararka an helayno ayaa sheegaya in masyuliyiinta xisbiyada qaranku ay isku diyaarinayaan u dhawaan u safran magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag.

Waxaana masuuliyiintani ay ujeedada socdaalkoodu tahay sidii ay uga qayb gali lahaayeen iba furka xaflada diiwaangaliinta codbixiyayaasha gobolka sanaag oo 15 bisha lagu guda jiro la filayo in lagu qabto magaalada ceerigaabo.

Ilo wareedyo ka agdhaw xisbiga Waddani aya sheegaya in masuuliyiinta xisbiga Waddan ay maalinta bari ah ka baxayaan magaalada hargeysa una baxayaan magaalada ceerigaabo, waxaan masuuliyiintan xisbiga waddani sida naloo sheegay hogaminaya gudoomiyaha xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.

Dhanka kale maalmaha ku xiga aya iyaga la filayaa inay masuuliyiinta labada xisbi qaran  ee UCID Iyo KULMIYE ay iyagu masuuliyiintoodu u baxaan magaalada ceerigaabo si ay uga qayb galaan daah furka xaflada diiwaangalinta codbixiyayaasha gobolka sanaag oo bilaabmaysa

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews