berberatoday.com
War Weyn:Dhaqdhaqaaqyo Lagaga Soo Horjeeddo Musharrax Muuse Biixi oo Ka Bilaabmay Gobolka Saaxil iyo Farriimo La iskugu Digaayo Oo Hawada La Isku Marinaayo (Muuse Codkaaga ha Siin)….
July 10, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)- Dadweynaha ku nool Xarunta Gobolka Saaxil ayaa wada dhaqdhaqaaqyo lidku ah Gudoomiyaha Xisbiga Xukuumadda ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, kuwaasoo qof kastaa oo kasoo jeedda gobolka Saaxil kala dardaarmayaa inaanu Siinin Codkiisa hadii wax walba dhacaan.
Dhalinyaradda, waxgaraad Haween iyo aqoonyahanka gobolku waxay ia wada ogeysiiyeen inuu Musharax Muuse Biixi yahay Cadowga Gobolkooda, isla markaana uu yahay shaqsi dadka deegaanka ku abuurtay Colaad, waxanay ku sheegeyaan dadku inuu Muuse Biixi tiraba dhawr oo hore si badheedh ah uu ugula kacay Muuse aflaado qaawan, sidoo kalena marar badan waxa uu Warbaahinta uu mariyey Hanjabaado ku wajahan dadka deegaanka.
Musharraxa madaxweynaha ee Xisbul Xaakimka Kulmiye Muuse Biixi waxa sidoo kale ololle ugu jiraa dhaxal-wareejinta Dekedda Berbera isagoo ku celceliyey inuu Cid gaar ah ku raaligelinaayo wareejinteeda, isla markaana uu soo bandhigay cadaawad ka dhan ah Saaxil ilaayo Xilligii uu Wasiirka arrimaha gudaha ahaa. Isagoo waqtigaa kasoo horjeeday gobolnimada Saaxil.  
Dadweynahan ayaa goobaha lagu kulmo iyo sidoo kale, baraha bulshada ee facebook iskugu gudbinaaya farrimaha ka dhanka ah Musharraxnimada Muuse Biixi, halka kuwo kalena ay iskug dirayaan farrimaha moobeelka.
Dadka ku isir aroora Saaxil waxay isku waaninayaan inay Codkooda maalinta Dooraashadda ay siiyan Xisbiyada Mucaaridka ah ee Ucid ama Waddani, isla markaana ay kaga aargoostaan Muuse iyo cid kastaa oo waxyeelo u geysatay.
Cabdifataax Cali Faarax
cabdifataax4144@gmail.com
Berbera /Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews