berberatoday.com
Shirkadda GOOGLE Oo Maraykanka Iyo Japan Siinaysa Internet Toban Milyan Oo Jeer Ka Xawaare Sareeya Ka Maanta Dunidu Isticmaasho
July 11, 2016 - Written by Berbera Today

googlelogo_color_272x92dpWashington(Berberatoday.com)-Shirkadda Google, ayaa Dalalka Maraykanka iyo Japan u gaar yeeshay Internet uu Xambaarayo Xadhigga loo yaqaanno Fiber Optic, kaasi oo ka Xawaare sareeya ka Dunida inteeda kale isticmaasho.

Internetkan loo gaar yeelay Maraykanka Iyo Japan ee uu sido  Xadhigga fiber optic oo Cabbirkiisa leeg yahay 60 -Tbps(terabits per second).

Internetkan uu sido Fiber Optic-gu ee loo gaar yeelay Maraykanka iyo Japan, ayaa wuxuu ka xawaaro badanyahay 10 million oo jeer ka dunida kale isticmaashi Maanta sida ay sheegtay Shirkadda Google

mashruucan ay maal gelisey shirkadda google waxaa ku baxday lacag gaadheysa $300 million

Xidhiggan xawaaraha badan ee qaadaaya internetka waa mid ka mid ah dadaalada ay ku jirto shirkadda Google waxaanay bilowdey in ay badda hoosteeda mariso xadhko qaada internetka tan iyo 2008, iyada oo ku bilowdey 7.68Tb haddana waxa ay u hoos mara waayir ah AFAR tuunbo badda hoosteeda.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews