berberatoday.com
DEG DEG Wasiir Shucayb Oo La Shaaciyey In Uu Go,aan Saday Inuu Iska Casilo Jagada Wasiirka Uu Madaxweynuhu U Magacaabay Iyo Wararkii Ugu Danbeeyey
July 12, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

London(Berberatoday.com)–Wasiir shucayb ayaa waxa uu afka daraya Fashil Siyaasadeed maadaama oo uu ka fogaadey aqalka madaxtooyada oo xanta laga qarsado isagoo farafareyna ku haya  golaha deegaanka ee gabiley,  Wararka Aan Soo Shaac bixin oo nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in maayarkii hore ee magaalada Gabiley Mudane Shucayb Maxamed Muuse uu baqdin ka qaadey isku shaandheynta uu soo wado madaxweynuhu ee la filayo inay seeftu rag uu ku jiro la tagto.

Hadaba wasiirkan oo sii hordagaya kana quustay ku dhawaanshaha madaxweynaha iyo muuse biixi ayaa raba inuu uu iska casilo xilkii wasiirnimo ee madaxweynaha Somaliland u magacaabay sanad iyo badh hortii iyada oo taasina lala xidhiidhinaayo cabsi uu shucayb ka qabo in madaxweyne siilaanyo la maagan yahay dabin siyaasadeed oo uu kaga saarayo saaxada siyaasada maadaama uu markii hore ahaa xildhibaan shacabku soo doorteen , wararka ayaa intaasi ku daraya in masuulkani go,aan saday inaanu xilkaasi ku waayi bilaha soo socda isla mar ahaantaana lagula taliyey in uu iska casilo xilka uu madaxweynaha somaliland u magacaabay ee uu hayey mudo sanad ka badan,

Hadii ay suurta gal noqoto is casilaada wasiir shucayb ayaa waxa uu afka daraya Fashil Siyaasadeed maadaama oo uu ahaa siyaasi socodbarada oo siyaasada meel qaldan ka soo galay………….

Wixii warar ah ee faah faahsan waxaanu idiinku soo gudbin doonaa warar kayaga danbe

 

 

Berberatoday1122@hotmail.com

office London

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews