berberatoday.com
Faysal-ka Ucid oo Markii Shanaad Quudhsi Badheedh ah oo Tiiqtiiqsiya kula kacay Gudida Diiwaangelinta, Magacaabayna Xil
July 12, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Faysal-ka Ucid oo Markii Shanaad Quudhsi Badheedh ah oo Tiiqtiiqsiya kula kacay Gudida Diiwaangelinta, Magacaabayna Xil Waraabe u Taag ah+ Qorshaha Meherad Qof mise Xisbi Qaran, midkey ka aamunsan tahay Gudida Dacwaddu…

Gudoomiyaha Ucid ee u Kireysan Muuse Biixi Cabdi. Fayaal Cali Waraabe ayaa mar kale quudhsi badheedh ah kula kacay Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda iyo Asxaabta Qaranka Somaliland oo ah, Hay”adda u Xil Saaran Ka garnaqista Khilaafyadda Xisbiyadda.
Waxanu maanta mar kale si indho la”aan ah usoo saaray Warqad uu sheegay inuu ku magacaabay Xil Waraabe u taag ah oo ah Gudoomiyaha Gobolka Saaxil.
Magacaabista Waraabe u taag ah ee faysal Cali Waraabe Sameeyey ayaa ah mid aan sharciga Xisbiga waafaqsanayn, isla markaana kasoo horjeedda nidaamka asxaabta iyo sidoo kale awoodiisa. Iyadoo ay Xilka Gudoomiye kana qaadi karaan Gudoomiyaha Xisbiga ee heer gobol una magacaabi karaan, Guddida gobolka ee Xisbiga oo iyaggu ay shaqadooda tahay.
Gudoomiyaha u Kireysan Xisbiga dhigiisa ah ee Kulmiye ayaa u badheedhay inuu ku tagri falo awoodda Xisbiga una haystaa inui Xisbigu yahay meherad uu leeyahay mulkiyadeeda, xilkan uu sheegay inuu magacaabay ayaanay sharciyan waxba ka jirin markaa loo eeggo Xeerarka Xisbiga iyo Dastuurkiisa. Sidoo kale, waxa Fayaal Cali Waraabe ayaa caado ka dhigtay amar diido joogto ah oo uu ku samaynaayo Guddida Diiwaangelinta, oo iyaggu hore ugu digay labada garab ee dacwaddu u dhaxayso inay ixtiraaman oo ay joojiyan talaabo kastaa oo si hurinaysaa khilaafka mudada dacwaddu aanay go”aankeeddu soo bixin.
Geesta kale waa markii shanaad ee Faysal Cali Waraabe si toos ah u quudsaaday Guddida diiwangelinta aan u dheg u jalaqsiin amarkan. Hase-yeeshee Guddidaas ayaa la filayaa inay Faysal Cali Waraabe ka qaado talaabo adag, waxana la filayaa inay mariyaan Ciqaab iskugu jirtaa amar diido iyo Burburin Xisbi Qaran, balse hadii aanay talaabadan qaadin waxa loo arkayaa inay iyagu ku ogol yihiin oo ay qayb ka noqon doonaan qorshaha Faysal ku baabinaayo Xisbiga Ucid..

Hoodo Abdi Maxamed
hoodo4244@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews