berberatoday.com
Wasiir Shacayb Oo Kaga Mashquulay Shaqadii Qaranka Badalada Xoghayaga Gabilay
July 12, 2016 - Written by Berbera Today

mudo hada laga joogo hal sano ayuu wasiir ahaa shucayb maxamed muuse   isga oo wasiir ka ah wasaarada warshadaha somaliland

shucayb(2)

wax la taban karo oo muuqda oo qabtay wasiir shucayb lama arag mudad uu wasiir ahaa isga oo ku mashqulay howlo siyaasadeed oo fadhiida iyo kale saarida bulsho weynta gabiley ku dhaqan iyo masuliyiinta gobolka ka haya xilalka qaran kaas uu ugu horey faragalinta masuuliyiinta dagmada tog wajaale uu oo maayar shiine sidii uu xilka ugu qaadi lahaa uu geed dheer iyo mid gabanba u fuulay wuuna ku guulaystay sidii uu u badalilahaa gudomiye shiine hada waxaa halka ka muuqatay inuu gudoomiye shiine ku jeeb adkayday isla markaa uu badalay

kuna badalay nin aan Aqoon iyo waayo aragnimo lahay oo uu ku maamulo dagmada lakin ku fiican sida wax loo munsado ah sida uu doonayay wasiirku

waxa mudo ka dib fashilintay shaqadii gudomiye Abdi dubed oo hanan kari wayay mamulida dagmada isla markaa socon weyday halkaas oo dhabar jab weyn ku noqotay wasiir shucayb oo ay ka is taagtay gunadii bilaa sharciga ahayd ee uu wuu ku qabay gudomiye Abdi dubad ………. waxan laga maarmi wayay gudomiye Shiine oo aqoon u le shaqada dagmada ahna nin guud ahanba ka madhan wax musuq la yidhaa oo caad u ah shaqadiisa ayna tabtay dagmadu intuu ka maqnaa xilka qaran.

markii wasiir shucayb ku fashilmay gudomiyeha uu soo xushay dagmada wajaale ayna ka is taagtay la macamiladii mamulka dagmadu waxa uu ku fikiray inuu samaysto meel uu isagu haysto fureheega halkaas oo ka duulo

marka uu doonayo wax bilaa sharci lagu cuno ayaa wax uu week-gan u dambeyey ku mashuuqalay sidii uu u badali lahaa Xoghayha Dagmada gabiley Abdiraman Nuur abokor oo uu doonayo inuu ku badalo mid uu isagu wato

waxana marag ma doona inuu wasiirku rabo wax bilaa sharci ah oo musuq iyo cadaalad daro ah

hadba ma waxa uu madaxweynu u magacabay inuu umada gobolka gabiley la dhex tago waxan meel fog gaadhsiisnayn iyo kolba masuul keenso aduu meesha is aad u cunto xoolaha masakiinta laga soo ururiyo

wax kale oo marag ma doon ah inuu wasiirku baryahan ku mashquulay sidii uu u odayaal kolba meel kula shiri lahaa oo uu odhan lahaa xilka ayaan ka baqayaa in layga qaado ee orda oo taga madaxtoyoda oo ku dhaha wasiirkaygu waa shucayb ma ninkaas ayaa han uu umada qaranka wax u qaban karab hankiisu waa inuu dheecan sado bulshada masakiinta ah ee reer gabiley haduu kalsoni ku jirto kumuu fikireen had iyo jeer ilaashu kursiga ee waxa uu ku firkiri lahaa seedeed umada horemar u gaadhsiin kartaa wax ka muuqata inuu bilaa aqoon yahay oo uu rabo inuu kursiga ku joogo isku dhufashada umada

Waxan madaxweynaha ka codsanaynaa hadunu nahaye reer Gabiley inuu wasiir shucayb xilka ka qaado

wax jooga gobalka kumanan Ka aqoon badan ka daacad san ka waayo aragsan

 

ka karti badan oo umada wax u qaban lahaa umadane madaxweyne ninka naga qabo anagna nama matalo namanatalidoono

khadar Abdi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews