berberatoday.com
Daawo, Wasiir Shuceyb oo hadal xanaf leh uduurxuley madaxweynaha soomaliland kuna sheegay Nin Siyaad bare lasoo casheeyey
July 13, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Daawo, Wasiir Shuceyb oo hadal xanaf leh uduurxuley madaxweynaha soomaliland kuna sheegay Nin Siyaad bare lasoo casheeyey……………

Wasiirka Ayaa hadalo uu ula jeedo madaxweynaha somaliland Axmed Siilaanyo si duur xul ah ugu sheegay ragii lasoo shaqeeyay siyaad bare inay jecelyihiin somaliya.

wasiir shuceyb ayaa isagu markuuhadalkaa jeedinayo maalmo kahor kulan casho ah la qaatey wasiiro ka tirsan Maamulada Muqdisho iyo Garoowe.

Hadaba arintan oo noqonaysa tii ugu horeysay ee uu ku kaco wasiir xilka haya jamhuuriyada somaliland tan iyo intii aynu xornimada kala soo noqonay somaliya 1991 kii. ee uu miis casho ah la soo fadhiisto wasiir somaliland ahi  maamuladaas iyo jaaliyadahooda ayaa lafjab iyo ceeb dib lumaasiyadeed ku noqonaysa somaliland.

Waxay sidoo kale shacabka somaliland isweydiinayaan halkey arintani ku danbeysay iyo talaabada lagu abaal mariyey wasiirkan.

Iyadoo loo fasiran karo in xuukuumada kula socoto, madaama oo ilaa hada war cad ka soo saarin xukuumadu.

Hadaba Daawasho wacan shirka uu ka qeyb galay iyo Hadalada duurxulka ah

 

Berberatoday.com

Office/london

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews