berberatoday.com
Goobihii Ka Caagana Doorashadda Ee Waqooyiga Hargeysa Oo Loo Ogollaaday Inay Diiwaangelintu ka dhacdo, lana Raaciyo Sanaag+ sheekh Aadan Siiro, Suldaan Mawliid oo Madaxweynaha Iyo Koomishanka Kala Shaqeeyey+Muuse Oo Ka Cadhooda
July 13, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar iyo Xoggo u dhuun-daloola Kulamo ay Suldaanka guud ee Sacad Muuse Suldaan Mawliid Sabayso, sheekh Aadan Siiro la yeesheen madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Koomishanka Doorashooyinka Somaliland iyo weliba Wasaarada arrimaha gudaha ayey iskula afgarteen in la geeyo Sanaaduuqda Diiwaangelinta Codbixiyaha la geeyo, Goobihii lagu muransanaa ee Waqooyiga Hargeysa.
Goobahan oo ka kooban 6  ayaa ah goobo ka caagana inay ka dhaceen doorashooyinku, iyaddoo  ay  sababtu ahayd, muran xagga deegaanka ah oo u dheexaaya xuduuda labada gobol ee Awdal iyo maroodi-jeex. 
Lixdan goobo ayaa la raacin doonaa Diiwaangelinta gobolka Sanaag dhowaanka bilaabmi doontaa. Sidii waqtigii hore loo raaciyey gobolka Saaxil, deegaanada Gabilay iyo Baligubadle.
Talaabadan ayaa sida xoggaha shabakadda warar ee Xogreebnews ku helay waxa arrintaa si weyn uga shaqeeyey Suldaanka guud ee Sacad Muuse suldaan Mawliid Sabayso iyo sheekh aadan Siiro, kuwaasoo ku guuleystay in goobahan deldelan la geeyo sanaduuqda Diiwaangelintaa Cod bixintaa. Hase-yeeshee waxa tallaabadda kasoo horjeeda sida xogguhu sheegen Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse biixi, iyadoon la garanayn sababta u. Uga soo horjeedo.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews