berberatoday.com
Haweenay Amaankeeda Aad Loo Adkeeyay Oo Kasocota Shirkada DP World Oo Xaqiiqo Raadisa Ahaan Loo Soo Diray Oo Bulshada Reer Berbera Ku Dhex Wareegaysa Maalmihii Udanbeeyay Iyo Maamulada Dawlada Oo Horkaacaya
July 13, 2016 - Written by Berbera Today

h1Berbera(Berberatoday.com)-Hibo Maxamed Cabdilaahi oo Shirkada D.P. World U Qaabilsan Arimaha (Admistration And Human Resourses) Madax maamulka iyo arimaha Bin Aadanimada Haweenay Madax ka ah shirkada carbeed D.P. World ee xukumada Somaliland damacsan tahay inay ku wareejiso dekeda berbera ayaa saddexdii malmood ee ugu danbeey magaalada berbera kulamo kula qaadanaysay Qayabaha kala duwan ee bulshada iyadoo horkacayaan Xubno ka mid ah shaqaalaha dawlada hoose Berbera iyo maamulkoodu. waxaana haweenaydani wadatay ciidan Aad U Badan oo Amaankeeda Sugayay Maadama Xaaalada magaalada berbera kacsan tahay cid kasta oo arimaha dekeda berbera ka hadlaysa ama lug ku leh ilgaara bulshadu ku eegayso.

h7 h8

Waxaana qayabaha ay la kulantay ka mid ah Ururada bulshada qaarkood oo maamulka dawlada hoose u diyaariyeen iyo. Xarumaha caafimaadka .waxbarashada Ee Gobolka Saaxil oo kulamo kula qaadatay masuuliyinta maamula kulamadaasi oo intooda badan ay kala hadlaysay baahiyaha ay qabaan una balan qaadaysay in shirkada D.P World wax kala qaban doonto baahiyaha ay soo bandhigeen Kulamadan oo dhamantood ahaa qarsoodi oo aan la oglayn in la ogaado ila wareedyo ku dhawodhow haweenaydan ayaa sheegay in hadal iyo beerlaxawsi yihiin kulamadani yihiin bulshada ay ku maslaxayso si ay shirkadooda u tageeri lahaayen arinta ugu muhiimsan ee kulamada haweenaydan la xidhiidha ayaa lagu sheegay inay tahay Arimo Sirdoon iyo sidii shirkada DP World u ogaan lahayd xaalada shacabka Berbera ee kacsan waxaana la soo adeegsaday haweenaydan dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse ku barbaartay dalka Jabuuti si guudna ula socoto xaalada wadan iyo ta berbera si ay warbixino usiiso shirkada D.P World Balse waxa kale oo wararku intaa ku darayaan in haweenadani dhalinyaro iskood ugu booqaday hotel mansoor berbera oo degantahay  ayaa waxay diiday inay la kulanto Ama ujeedada socdaalkeeda u sheegto iyadoo inta badan la hadlaysa Maamulada dawlada ee Gobolka oo udiyaarinaya cidkasta oo ay ubaahato. Sidoo kale waxa ay Hibo Maxamed Cabdillahi Booqasho ku tagtay degmooyinka sheekh iyo mandheera oo iyagana kula kulantay dadka degmooyinka ku dhaqan waxaana ay u balan qaaday inay wax kala qaban doonaan shirkad ahaan wixii ay baahi usheegteen sidii aynu hore u soo sheegnay Haweenaydan madaxda ka ah shirada D.P World oo uu wehelinayo Saygeeda ka soo jeeda dhalasho ahaan dalka Faransiiska oo ah nin cadaana ayaa waxa maanta kula kulmay Xarunta Maamulka Waxbarashada Berbera qaar ka mid warbaahinta badaxbanaani oo wax ka waydiiyay socdaalkeeda iyo kulmada ay bulshada kala duwan la qaadayso waxaana gabi ahaanba ka gaabsatay inay warbaahint wax wara ka siiso socdaalkeeda iyo Kulamada Qarsoodiga ah ee ay bulshada la qaadanayso sidoo kale waxa la ogaaday in haweenaydani Berbera ku sugan tahay maalintii shalay waxaana ilaa maanta aad looga hadal hayay socdaalka haweenaydan ay shirkada DP World soo dirtay ee socdaalkeedu umuuqdo mid xaqiiqo raadina opo la xidhiidha arinta Dekeda Berbera oo aad bulshada Reer somaliland iyo Ta Gobolka Saaxilba aad uga soo horjeedaan.

h2 h3 h4 h5

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews