berberatoday.com
Hogaamiyaha Al-Shabaab Oo Farriin Cusub Soo Saaray
July 13, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha  Xarakadda Al-shabaab Sheekh Abuu Cubeyda sidoo kalena loo yaqaano Axmed Diiriye ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Xaaladda Soomaaliya tan iyo markii lagu badalay Hogaamiyihii Al-shabaab Axmed Cabdi Godane ee Mareykanka uu dilay.

Arrimaha uu hadalkiisa ku soo qaaday aya waxaa kamid ah Doorashooyinka ka dhacaya Soomaaliya,Ciidamada AMISOM ee Jooga Soomaaliya iyo Dowlado uu sheegay in ay boob ku hayaan Qeyradaaka Soomaaliya.

Abuu Cubeyda ayaa ugu baaqay Dadka Shacabka ah in aysan ka qeyb galin Doorashooyinka Dalka ka dhacaya oo uu Tilmaamay in ay wataan Dad Dano gaar ah Soomaaliya kale.

Sidoo kale waxaa uu Eedeeyay Dowladda Turkiga oo uu Xusay in Soomaaliya ay ka wado Qorshe Dhul boob ah sida uu hadalka u dhigay Hogaanka Al-shabaab.

“Waxaa shisheeya loo gacan geliyey dhaqaalihii wadanka hormuud u ah Turkiga oo xubin firfircoona ka ah xulifada saliibiyada ee NATO oo ah awood Military oo loo sameystay sidii Muslimiinta loogu gumaadi lahaa, Waxaana intaas sii dheer in ay horboodayeen duulaankii mareykanku uu hogaaminayey ee lagu soo qaaday Muslimiinta Soomaaliya sagaashameeyadii. 1993-dii,”

Waa Kalimaddii ugu horraysay ee uu Jeediyo Hoggaamiyaha Cusub ee Xarakada Al Shabaab tan iyo markii uu xilkaasi qabtay bishii September sanaddii 2014 xiligaasi oo duqeyn Mareykan uu ku dilay Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr Amiirkii hore ee Xarakada Al Shabaab.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews