berberatoday.com
Kenya Oo Xidhay 368 Warshadaha Biyaha Sifeeya Ah Iyo Su’aalaha La Iska Waydiinayo Kuwa Somaliland.
July 13, 2016 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-Dawladda Kenya ayaa xidhay in ka badan 368 wershadood oo ah wershadaha safeeya biyaha caagadaha ku jira ee dalkaas laga isticmaalo, ka dib markii ay buuxin waayeen shuruudaha laga rabo tayada biyaha dhammaystiran.

Talaabadan ay dawladda Kenya qaaday, waxa soo dhaweeyay bulshada Kenya oo dawladooda ku bogaadiyay sida ay u ilaalinayso tayada biyaha shacabka laga iibinayoSAVE.

Geesta kale, arrinta tayada biyaha ayaa waxa ay hadda Somaliland ka noqotay mawduuc in badan wax la iska weydiiyo, waxaana Somaliland ka jira wershado badan oo soo saara biyaha caagadaha ku jira, kuwaas oo aanay jirin cid tayadooda hubisay.

Bulshada, ayaa wershadaha biyaha Somaliland ka bixiya faallooyin badan iyadoo qaarkood la dhaliilo qaarkoodna la ammaano. Hase yeeshee ma jirto baadhis madaxbanaan oo weli lagu hubiyay tayada biyaha ay soo saaraan wershadaha Somaliland ka jiraa oo si rasmi ah loo soo bandhigay,  waana sababta ay dad badani walaac uga qabaan biyaha caagadaha ku jira ee suuqyada lagu iibiyo oo muddooyinkan dambe aad u soo badanaya islamarkaana noqday ganacsi caadi ah.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews