berberatoday.com
Laba Tareen Oo Isku Dhacay Dalka Talyaaniga Iyo Khasaare Ka Dhashay
July 13, 2016 - Written by Berbera Today

Milano(Berberatoday.com)-Laba tareen oo rakaab ah ayaa isku dhacay koonfurta Talyaaniga iyadoo ay ku dhinteen ugu yaraan toban qof.

Tareenada ayaa isku dhacay iyagoo maraya hal jid, meel u dhow magaalada Andria, ee waqooyi galbeed Bari.ssssssssssssssss

Masuul ka tirsan dowladda ayaa sheegay inuu filanayo in tirada dhimashada ay kororto.

Shaqaalaha gargaarka ayaa jooga goobta. Wararka ayaa sheegaya in dhowr carruur la soo bixiyay ayagoo nool.

 

source bbc

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews