berberatoday.com
Wasiir shuceyb oo jujuub iyo midi roorteyn ku raacey waftigii itoobiya ee wasiirada ahaa
July 13, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Gabiley(Berberatoday.com)- Wasiirka bilaa camalka ah ee wasaarada warshadaha somaliland wasiir shuceyb ayaa waftigii wasiirada arimaha dibada iyo arimaha guduhu hogaaminayeen ee u kicitimey dhinacaayo dawlad deegaanka kilidhka shanaad ayaa wuxuu jujuubey isagoon ku jirin waftiga wasiirada loo xuley ee madaxwynuhu direy , mar uu gabiley shaqo la’aan ku joogey ayuu waftigu socod ay ku soo mareen gabiley iyagoo dhinaca magaalo xuduuda wajaale ku socda uu dhinaca kala qabsadey isagoo cali waran cade baryey inuu raaco ,calina wuu ka xishoodey wasiir lamidka ah ee baryaya .

Wasiir shuceyb oo ah nin sida uu dadka ubaryaa ay aad uliidato ayaa waxaa la odhan karaa waftigaa lamuu socne wuu jujuubey .

Dhanka kale waxaa baryahan guuxa magaalada hargeysa ku jiraa yahay isku shaandheynta habeenkii shaxdeeda la dhigayo in lala eegto rag uu ku jiro iyadoo jaanis wadanka lagaga saaro lala doon doonayey inuu yahay jaaniskii intuu maqan yahayna hawada casilaadiisa loo marin doono.

 

 

 

wixii wararar ee ka soo kordha wasiirkaa oo diirada lagu hayo dhaqdhaqaaqiisa kala soco shabakada caalamiga ah ee berberatoday.com

 

Berberatoday1122@hotmail.com

office/London

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews