Xog Muhiima”Waa Maxay Sababta Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj. Muuse Biixi U Tagi Waayey Gobalada Bariga Somaliland Ee Saylici Loogu Diray
July 13, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaan u bixin dar dargalinta diiwan galinta ka bilaabmaysa Gobalka Sanaag ee Somaliland

Xogo hoose ayaa sheegaya in Gudoomiye Muuse Biixi taagero xumo Xisbiga ka soo waajahday Gobalada bariga Somaliland uu uga baaqaday iyadoo uu kaga sii horeeyo gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ee wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo isagu kaga taagero badan dhinaca gobalada bariga somaliland