berberatoday.com
Faysal Cali Waraabe Oo Waayey Cid Kusoo Dhoweysaa Degmada Ceerigaabo Iyo Shaqsiyaad Teelteel Ah Oo Sita Calanka Kulmiye Oo Jiciirtii Kaga Baabiiyey Astaantooda
July 14, 2016 - Written by Berbera Today

Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe  oo u kireysan Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo Maalintii Shalay qayb ka ahaa Waftigii Kulmiye ee ay hoggaaminayeen Madaxweyne Ku-xigeenka Saylici iyo Gudoomiye ku-xigeen Maxamed Kaahin. Ayaa degmooyinka Gar-adag, Ceel Afweyn Iyo caasimadda Ceerigaabo kala kulmay soo dhoweyn la”aan. 
Waxana uu magaalo walba dhex lugeeyey isagoon cidi caleemo qoyan kusoo dhoweynayn. Balse qof-qof ayaa salaamayey Faysal Cali Waraabe . Kuwaaso iyaggu sitay astaanka Xisbiga Kulmiye. Sida ka muuqata sawiirkan.
Geesta kale, faysal Cali Waraabe ayaa  ka dhex caytamaayey shaaracyadda magaalada Ceerigaabo isagoo afka u furtay weedho ku jiheysan Gudoomiyaha Xisbiga ugu taageerada badan Gobolka Sanaag.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews