berberatoday.com
Hooyo Somaliyeed Oo Baafinaysa Wiil Ay Dhashay Oo Mudo Lix Sanadooda Ka Maqan
July 14, 2016 - Written by Berbera Today

Baafin Hooyo Somaliyeed oo Wilkeeda Raadinaysa mudo lix sano kamaqan Fadlan Caawiya

hooyo somaliyeedMuqdisho(Berberatoday.com)-Hooyo Awliyo Xasan Cabdi Waa Hooyo Somaliyeed Waxay Raadinaysa wilkeeda oo lagu magaacabo Faysal Maxamed Cabdulle kaas oo ugu Wardambeysay 6 sano kahor isagoo jooga dalka Taliyaaniga wixii xiliga kadambeyeey isma maqal iyada iyo wilkeeda.

Hadaba Haduu Hooyadiis maqlayo ama arkayo sawirkeeda Faysal Maxamed Cabdulle Fadlan Hooyada Macaan way ka wal walaysa ee kalaso Xirir Telkeeda iyadoo joogta Muqdisho 0616907012 ama Adeerka +252907715830 ama Wariyaha Qoray Warbixintan Kooban ee Baafinta ah +252907781253

Fadlan Akhriste Qoraalkan Si daabac Hadaad wepsad ku Aragto ama meel kale waayo walal waxaan Hooyo dhibtaysan u Raadinayna wilkeeda oo kamaqan 6 sano Nolol iyo Geeri midna kuma hayso Hooyo Awliyo Xasan Cabdi

Fadlan Asxaabta Qaaliga ah sii shere Gare Qoraalkayga waa intaas uu wilkaas Arka sawirka hooyadi kadibna nalaso Xirira haduu noolyahay insha allah

 

Wariye Xaaji Laki Man
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews