berberatoday.com
Xildhibaan Reer Norway Ah Oo Dhaliilay Nadaafadda Iyo Bilicda Caasimadda Hargeysa
July 14, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xidhibaan Ismaaciil Ibraahim Maxamed (Dr Maano) oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha deegaanka Magaalada Lillehammer ee dalka Norway iyo Wefti uu hoggaaminayo oo dalka booqasho ku yimid, ayaa ka dayriyay bilicda Caasimadda Hargeysa, waxaanu xusay inaan dadweynaha loo samayn goobihii qashinka ay iskaga basrin lahaayeen, waxaanu Dowladda hoose Hargeysa u soo jeediyay inay dhigaan haamaha xashiishka lagu basriyo, isagoo ugu horeyn arrimahasi ka hadalaya waxa yidhi.

Warka Xildhibaanka“bilicda caasimadda Hargeysa maaha mid bilan, meel kasta waxaad ku arkeysa qashin daadsan, waxa wax lala yaabo ah caasimad aan lahayn goobihii ama Haamihii dadku xashiishka iskaga basrin lahaayeen, taasna waxaa u sabab u ah ayaan filayaa markii xashiishka ganacsi laga dhigay oo lagu wareejiyay shirkado gaar loo leeyahay, waxaan Golaha deegaan ka Hargeysa u soo jeedinayaa inay magaalada ka suurtagaliyaan haamihii xashiishka lagu basrinayay”.

Xildhibaan Ismaaciil Ibraahim Maxamed  waxaa uu faahfaahin ka bixiyay ujeeddada safarka uu dalka ku yimid waxaanu sheegay in   mashaariic wax ku ool ah dalka ay ka fulinayaan isagoo xusay inay u qorshaysan tahay in 12 MCH ay dalka ka hirgaliyaan iyo sidoo kale tababaro ay u furi doonaa xubno ka tirsan Golayaasha deegaanada dalka qaarkood, “Safarkan waxaan ugu Gogol-xaadhayaa Saddex Xildhibaan oo aanu ka wada tirsanahay Golaha deegaanka magaalada Lillehammer ee dalka Norway,  ujeeddada socdaalkayaga waxay tahay inaan mashaariic horumarineed  oo xagga caafimaadka ah ka fulino dalka kuwaas oo ka kooban 12 MCH oo aanu ka fulinayno Gobalada Saaxil iyo Togdheer, sidoo kale waxaan  tababaro u furi doonaa xidhibaanada Golayaasha deegaan qaar, kuwaasi oo qaarkood Norway ku soo tababari doono”

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews