berberatoday.com
Inaalilahi Waa Inaa ileyhi Raajicuun. Musharrax Jamaal, gudo. Cali guray. xasan Sabce. Iyo sullaadiin badan oo Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Gudoomiye Rooda Axmed Yaasin.
July 15, 2016 - Written by Berbera Today

Musharraxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen. Waxa uu gudoomiyaha Saaxil Xisbiga Rooda Axmed Yaasin u dirayaa Tacsi Tiiraanyo leh oo abtigeed Marxuum Maxamed Cilmi Geeddi (Digif) oo ku geerigooyaday magaalada Boorama.

Musharraxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen. gudoomiye ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga Ucid (Cali Maxamed Yuusuf Cali guray).
Xoghayaha golaha dhexe ee Xisbiga Ucid Xasan Cismaan (Sabce). Xoghaye ku xigeenka Arrimaha gudaha Ucid Xasan Xuseen (badmaax). Gudoomiyaha qaaradda yurub Xisbiga Ucid Siciid  Maxamed Amiin. Maxamed Dubed Gacayte. Aadan Suldaan Cabdiraxmaan.
Suldaan Xasan Suldaan Suldaan Cabdilahi suldaan Cabdiraxmaan. suldaan Maxamuud Suldaan Axmex Sheekh. Suldaan Shariif Batuun. Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile. Muj. Ibraahin Cabdilahi Xuseen (dhoga weyne). Cumar Ciise Cawaale.
Axmed cali Faarax. Cabdilahi muuse shiil. Ex Mayor Gabiley Maxamed Cabdilahi Habane (qojobe). Siciid Geydh.
Dhamaan dadkaasi waxay Tacsi tiiraanyo badan u dirayaan Marxuum.
Maxamed Cilmi Geeddi (Digif) oo ku geerigooyaday magaalada Boorama. Waxanay asxaabtaasi ilahay uga baryayaan Marxuumkaasi inuu ka waraabiyo janatul Fardawsa, qabriga ku siiyo Neecow qabow. Ehel iyo Qaraabaddii uu ka baxaynaa Samir iyo Iimaan saadiq ah ka siiyo. Waxanay si gaar ah uga Tacsiyadeynayaan Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee gobolka Saaxil Rooda Axmex Yaasin oo uu marxuumku ahaa Abtigeed.
Inaalilahi waa inaa ileyhi raajicuun.
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews