Daawo Muuqalka”Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Ku Sugan Dalka Turkiga Oo Kawarbixiyaya Xaalada Dalkaas Iyo Afgabigii Ka Dhacay
July 16, 2016 - Written by Berbera Today
Ankara(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Ku Sugan Dalka Turkiga ayaa ka war bixiyay afganbigii fashilmay ee xalay ay fuliyen qaybo ka mida milataryga dalka turkiga.