berberatoday.com
Daawo Jamaal Cali Xuseen Oo Sheegay Inaanu UCID Noqon Doonin Wax KULMIYE U Ku Shaqaysto
July 16, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharraxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga UCID u taagan Jamaal Cali Xuseen oo sidoo kale hoggamaiyo Garab ka mid ah labada Garab ee Xisbigaasi u kala fadhiyey dhawrkii bilood ee u dambeeyey, ayaa sheegay inaanu Xisbigoodu noqon doonin wax uu ugu yeedhay Sub-station (Sabisteeshin) u shaqeeya Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE.

MUSHARRAX JAMAAL CALI XUSEEN

MUSHARRAX JAMAAL CALI XUSEEN

Waxa uu Jamaal Cali Xuseen sheegay inay Dadka reer Ceerigaabo oo Xisbigoodu taageero badan ka haystay u tegi doonaan iyaga oo aan kala socon UCID ahaan ee wada socda, ka dib marka ay xalliyaan khilaafka cakiran ee ka dhex taagan Xisbiga UCID oo Dacwaddiisu socoto.

Hadalka uu Musharrax Jamaal Cali Xuseen ka sheegay Shir Jaraa’id oo uu Sabtidii Maanta ku qabtay magaalada Hargeysa, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa qodobbada uu kaga hadlay Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews