berberatoday.com
Madaxweyne Siilanyo Oo Kasoo Laabtay Dalka Turkiga Kuna Sugan Caasimada Itoobiya Ee Addis Ababa
July 16, 2016 - Written by Berbera Today

Adis ababa(Berberatoday.com)-DAAWO Sawirada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Hada Si Nabad Ah Uga Soo Degay Magaalada Addi-Ababa kadib Markii uu dib uga soo duuley DALKA inqilaabku Ka dhacey ee Turkiga.

amina

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo ay wehelinaayaan qoyskiisa iyo xoghayihiisa gaarka ahi ayaa dalka turkiga utagay xaalad Caafimaad oo aan ilaa hada la ogayn sida ay wax ugu soo qabsoomeen Ayaa Saaka Ka Soo Ambabaxay Dalka Turkiga Kadib Markii xalay Inqilaab Fashilmay Ka Dhacay dalkaasi xaaladiisuna ay qasantay

Madaxda Safaarada Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Madaxweynaha Ku Soo Dhaweeyay Gagida Diyaaraha Ee Addis Ababa Iyo Xubno Ka Socda Dowlada Itoobiya

lama oga in Madaxweyne Siilanyo dalka kusoo laaban doono iyo inuu dalka Ingiriiska u amba bixi doono maadama oo aanu usoo dhamaanin socdaalkiisii Caafimaad ee uu dalka turkiga utagay inqilaab milatarina ku qabsaday

silanyo

 

Xigasho Mandheeranews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews