berberatoday.com
War Deg-Deg Sarakiil Ka Tirsan Kuwii Afgambiga Ka Sameeyey Dalka Turkiga Oo Isdhiibay Iyo Kuwo Kaloo La Qabqabtay+Daawo Sawirada
July 16, 2016 - Written by Berbera Today

ASKAR TURKIIstanbul(Berberatoday.com)-Kadib markii habeenimadii xalay ahayd uu dalka Turkiga ka dhacay isku day afgambi milatari oo lagu Ridaayo Xukuumada Madaxweynaha Turkiga ee Rajab Tayib Ardogan ayaa waxa uu isku daygaasi noqday mid Fashilmay Kadib markii ay shacabka dalkaasi Turkigu ay si weyn uga Gadoodeen afgambigaasi dhagaraysan ee ay gacmaha shisheeye ee muslimiinta Colka ku ahi ay hagayaan, shacabka dalkaasi Ayaa hiil u muujiyey madaxweyne Rajab Tayib Ardogan waxaana la qabqabtay ilaa hadda Boqolaal ciidan ah oo ka mid ah kuwii Waday isku daygaasi milatari, madaxweyne ordogan oo la hadlay kumanaan ka mid ah shacabkiisa oo isugu soo baxay Magaalada istambul ayaa u sheegay in uu fashilmay inqilaabkaasi.

Wararka hadda soo dhacaya ayaa sheegaya in ay is dhiibeen Tobanaan ka mid ah Ciidamadii waday afgambgaasi iyo Saraakiil kale oo ka tirsanayd afgambigaasi Dhicisoobay.

ASKARI 2 ASKAR TURKI

 

askar wado shacabka turkiga

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews