berberatoday.com
Axmed Yuusuf Yaasiin oo Tilmaamay Xuddunta Qallooca Saamiga Kuraasta Golaha Wakiillada Somaliland
July 17, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa sheegay in arrinta muranku ka taagnaa dhawaanahan ee la xidhiidha saami-qaybsiga Kuraasta Mudanayaasha Golaha Wakiillada oo aan weli heshiis laga gaadhin ay xumaatay wakhti hore, welina aan si fiican la isu-weydiin halka wax ka qaldameen.

MADAXWEYNE KU-XIGEENKII HORE EE SOMALILAND AXMED YUUSUF YAASIIN

MADAXWEYNE KU-XIGEENKII HORE EE SOMALILAND AXMED YUUSUF YAASIIN

Axmed Yuusuf Yaasiin, waxa uu sheegay in wakhtigii la samaynayey Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland oo Golayaasha Guurtida iyo Wakiilladu qodob qodob u ansixinayeen oo qodobka la isku raaco ee hela 55 Cod la meel-marinayey oo Dastuurka lagu darayey, isla markaana Guurtidu jebisay qodob xadaynayey in tiradoodu noqoto lixdan Xildhibaan, welina aan xal buuxa loo helin.

Waraysigaas kooban ee Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin uu siiyey BulshoTV iyo sida uu arrintaas saamiga Kuraasta Golaha Wakiillada uga hadlay, waxaan idiinkus oo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews