berberatoday.com
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Md. Muuse Biixi Cabdi Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Fanaan Caan Ahaa Oo Goor Dhawayd Geeryooday
July 17, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Md. Muuse Biixi Cabdi Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Fanaan Caan Ahaa Oo Goor Dhawayd Geeryooday UJEEDDO:TACSI
Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadlaya afka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, garabyada qaybaha bulshada ee xisbiga, laamaha dibadda iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbiga KULMIYE, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada, bahda fanka, qaranka iyo shacabka Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Cabdillaahi Mire Dacar (loo yaqaanay Shay Mire) oo ahaa fannaan caan ah oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa galabta 17/07/2016.

Guddoomiyuhu waxa uu ku tilmaamay Marxuum Shay Mire Dacar inuu ahaa hal-abuur ku xeel-dheeraa qaybo ka mid ah waaxyaha fanka Soomaalida sida heesaaga (fannaanimada), tumista Kamanka, samaynta laxanka iyo midhaha, isla markaana uu kaalin wayn oo mug leh ka soo qaatay hanno-qaadkii fanka dadka Soomaalida, gaar ahaan reer Somaliland oo uu muddo dheer ku soo jiray.
Ugu dambayntii, Guddoomiyuhu waxa uu Marxuumka Alle uga baryayaa inuu jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, qaranka, asxaabta iyo bahda fanka ee uu katirsanaa uu Samir iyo Iimaan saadiq ah ka siiyo. Aamiin….Aamiin….Aamiin.

XafiiskaWarbaahintaeexisbigaKULMIYE

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews