Hay’ad Ka Shaqaysa Hargeysa Iyo Muqdisho Oo Lagu Xidhiidhiyay Afgambigii Turkiga Oo Laga Eryay Somalia
July 17, 2016 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday,com)-Dawladda Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in muddo todoba cisho gudahood ah ay hay’adda Nile ee turkiga ahi kaga baxdo dalka, isla markaana waxay xukuumadda Madaxweyne Xasan Sheekh albaabadda u laabtay gebi ahaanba xafiisyaddii hay’addaasi ku lahayd Muqdisho iyo hawlihii ay ka wadayba.