berberatoday.com
Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan Oo Doraad Dawlada Uu Hogaamiyo Afganbi Ciidan Ka Badbaaday Iyo Gabadh Yar oo Reer Turkish Ah Maxaa Kala Qabsaday
July 17, 2016 - Written by Berbera Today

Istanbul(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo doraad dawlada uu hogaamiyo ay ka bad baadey Afgembi ciidamada wadankaas ay wadeen ayaa maalintii shalay isagoo dhex maraya Magaalada Istanbuul ayuu waxuu arkay gabar yar oo ka mid ah dadweynaha reer turkiga ee mudaharaadayey, dabeedna si deg deg ah ayuu u amray gaari uu la socday in la joojiyo.

Madaxweyne Erdoğan ayaa Gabadhii yareyd waxuu weydiiyey sababta ay Halkaan u joogto oo ay u soo banaanbaxday. markaas ayey waxay ugu jawaabtay “Qaranimadayadii ayaa la soo weeraray”….

Madaxweynaha ayaa waxaa loo sheegay in gabadha yar ay waalidkeed oo ay la socotay kala lumeen dabeedna wuxuu gabadhii yareyd ka codsaday in ay soo fuusho ama raacdo gaarigiisa si uu xaafadoodii u geeyo maadaama ay waalidkeed kala lumeen… Waxay ay ugu jawaabtay “Kuma raaci karo waayo hawshii aan u soo baxay weli kama gun gaarin”…

Mid ka mid ah ilaaladiisa ayuu amray inuu ku haro gabadha isla markaana uu qasriga Madaxtooyada ugu keeno iyada iyo qoyskeeda marka ay ka guul gaarto qadiyadeeda.

Wakaaladda Wararka Turkiga oo soo xiganaysa Afhayeenka Madaxweynaha ayaa qortay in Madaxweyne Erdogan go’aansaday inuu gabadhaas ku daro dadka geesiyiinta wadaniga ah ee shacbiga reer turkiga uuna siin doono Bilad sharaf….

gabadh yar

Xigasho: Idiris Abdulkadir Mohamed oo warkan Tarjumay.

Berberatoday.com

 
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews