berberatoday.com
War Deg Deg Ah:- Shil Gaadhi Oo Dhacay Ayaa Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac + Masuuliyiin Xilal Haya Oo Ku Dhintay Shilkaasi.
July 17, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

War Deg Deg Ah:- Shil Gaadhi Oo Dhacay Ayaa Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac + Masuuliyiin Xilal Haya Oo Ku Dhintay Shilkaasi.

Shil baabuur oo caawa ka dhacay Gobolka Mudug, ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen laba ka mid ah Golaha Wasiirada ee Maamulka Galmudug.
Shilkan, ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Saddex Higlo, xilli masuuliyiintan ay ka amba baxeen Magaalada Gaalkacyo, isla-markaana ay ku sii jeedeen Magaalada Cadaado.
Masuuliyiinta dhimatay, ayaa lagu kala sheegay Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Hawlaha Guud, Aweys Cali Saciid iyo Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Maaliyadda, Cali Baashi.
Maxamed Jaamac Faarax, Gudoomiyaha deegaanka Saddex Higlo oo xaqiijiyay geerida masuuliyiintan, ayaa sidoo kale sheegay inay la dhinteen laba xubnood oo kale, kuwaa oo uu ku kala sheegay Nabadoon C/laahi Yuusuf Guuleed (Digsi) iyo mid ka mid ah ilaaladii la socotay Wasiirada.
Gudoomiyaha oo la hadlay Warbaahinta, ayaa sheegay in shilkaasi uu yimid, markii uu si iskiis ah uu u qalibmay gaarigii ay la socdeen xubnahaasi.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews