berberatoday.com
Wasiirka Warshadaha oo Dab kadhex shiday Marwada 1aad ee Qaranka iyo Bulshada Reer Gabiley‏
July 17, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(Beraberatoday.com)–wasiirka Warshadaha Somaliland Mudane Shucayb Mohamed Muuse ayaa markii uu kufashilmay bedelaada Xoghayaha Dawlada Hoose ee Gabiley bilaabay isla horkeenka Bulshada Reer Gabiley Iyo Marwada 1aad ee Qaranka Marwo Aamina Mohamoud Jirde.

wasiirka oo dhawaan shir kula yeeshay qaar kamid ah xildhibaanada Golaha degaanka Gabiley iyo Odayaal ay isku beel Hoose yihiin ayaa usheegay inay Marwo Aamina Waris diiday  isla Markaana sicad isku hortaagtay in beeshiisa Lasiiyo Xoghayaha Dawlada Hoose ee Gabiley.

Waan isku dayay arrintaa waataynu is ogayn ee aynu ilaa Wasiirka Daakhiliga utagnay Arrintii meel adag ayay inaga gashay oo Xaawalay ayay talada Dalku gacanta ugu jirtaa ee waxaan idiin hayaa aynu dhaqdhaqaajino Mayorka kaaasaa Kadhaw sidaan arkayee, Sidaas waxa yidhi Wasiir Shucayb mar uu lahadlayay Xubno beeshiisa ah iyo Xildhibaanada Golaha Degaanka kaga jira isla beeshiisa.

Waxa iyana Gabiley laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo uu daaha dabadiisa ka hagayo Wasiir Shucayb kuwaas oo daaran Sidii kacdoon looga soo horjeedo Xisbiga Kulmiye iyo marwada madaxweynahaba looga abuuri lahaa Gobolka Gabiley si uu hadhaw isagu unoqodo Jokerka kuguulaysta xalinta kacdoonkaas taas oo uu u arko inay unoqon doonto cimri dheeraysi uu kursiga kusii joogo

Sikastaba ha ahaatee waxa aan shiki kujrin in xaaladaha uu Wasiir Shucayb Gobolka ka aloosahaa ay sumcad xumo kunoqonayaan Xukuumadda Uu katirsanyahay iyo Xisbiga Kulmiyeba.

Dhanka marwada ayaan wax hadali ka soo bixin in ay ku kacdey arintan , dhanka kale waxa warar ka soo baxaya madaxtooyadu sheegayaan in wasiir shuceyb  aanu wajiyadoodu isku fiicneyn……

 

berberatoday.com

london

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews