berberatoday.com
Afrika Oo Yeelatay Hal Baasaboor Iyo Madax Caan Ah Oo La Siiyey Baasabooradii Ugu Horeeyey+Sawiro
July 18, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Kigali(Berberatoday.com)-Magaalada Kigali ee dalka Rwanda ayaa waxaa maanta ka furmay shirka madaxda Afrika ee 27-aad, kaasoo looga hadlayo xaaladda wadanka Koonfurta Suudaan, miisaaniyadda qaaradda iyo doorashada golaha Midawga Afrika.

Madaxda Afrika ayaa isku raacay baasaboor cusub oo qaaradda oo dhan ka dhexeeya, kaasoo la siin doono dadka oo dhan kaddib marka uu si rasmi ah u dhaqan galo.

Baasaboorkan oo ah mid ay maamuleyso hay’adda Midawga Afrika ayaa lagu bilaabay madaxweynaha dalka Chat oo sidoo kale ah madaxa Midawga Afrika, Idris Debi iyo madaxweynaha dalka martigelinaya shirka ee Rwanda, Paul Kagame.

Sida ay sheegtay Delemina Zuma oo ah madaxa golaha Midowga Afrika baasaboorkan ujeedadiisu waxay tahay in lagu xoojiyo isdhexgalka Afrika, ganacsiga iyo dhaqaalaha xorta ah.

Waxaa la qorsheynayaa in madaxda shirka ka qeybgaleysa loo wada qeybiyo baasaboorka cusub, kaddibna ay bilaabaan sidii ay u meelmarin lahaayeen dhaqan galkiisa.

Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo ka mid ah madaxda shirkaas ka qeyb galaysa ayaa la filayaa inuu ka mid noqdo madaxada baasaboorka afrika la siinayo.






COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews