Daawo, Safiirka Imaaraadka Baashe Cawil oo ka hadlay shareka uu ku leeyahay Shirkada maamuli doonta Dakada berbera
July 18, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Berberatoday.com:-Safiirka somaliland ee imaaradka baashe cawil ayaa maruu marti ku ahaa barnaamijka milicsiga siyaasiga tvga universal waxa uu wariye faysal fadh fadhle wax ka waydiiyey hantida uu dibada ku leeyahay oo dadbadani sheegan inuu hantida dawlada ka dhistay