berberatoday.com
Daawo-Sawiro:- Waji gabaxii ugu horeeyay ee Madal kaga dhaca Xisbiga wadani iyo Xamarji oo cumaamadu ka dhacdey
July 18, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hargeysa(Berberatoday.com)–Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa waxa uu soo qaban qaabiyey Xaflada balaadhan12

oo lagu talo galay in soo dhawayn loogu sameeyo mid ka mid ah Beelaha dega Waqooyiga gobolka Maroodi jeex .
Waxa Si Farshaxan ah loo Sharaxay hotel guleed oo lagu talo galay in lagu soo dhaweeyo taageerayaasha .Cusub ee uu soo abaabulay badhisaabkii hore ee gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji Xamarji
Munaasibada Xafladaasi ayaa u baaqatay ka dib markii ay kasoo xaadiri waayeen gabi ahaanba taageerayaashi loogu talo galay Xaflada
Masuuliyiinta Xisbiga oo uu ugu horeeyo gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Mudane Axmed Muumin Seed ayaa goobtaasi gaadhigiisa kala laabtay ka markii ay cidi kasoo qayb galay wayday Xaflada fashilantay .
Dhacdadan ayaa waxa ay weji gabax ku noqonaysaa hogaanka sare ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani iyada oo aan weli hore uga dhicin Masraxa Siyaasadda Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews