Hargaysa(Berberatoday.com)Alla Ha u Naxariitsee Waxaa Habeenkii Caawa Ku Geeriyooday Cusbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa Xubin ka Mid ahayd Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo Ahaa
Alla Ha u Naxariitsee Waxaa Habeenkii Caawa Ku Geeriyooday Cusbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa Xubin ka Mid ahayd Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo Ahaa Wasiir Xigeenkii Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Somaliland
Marxuum Cismaan Axmed Jaamac Ayaa Mudooyinkanba Waxaa uu Xaalado Caafimaad u Jiifay Cusbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa oo Lagu Dabiibayay