berberatoday.com
Fanaanada Nimco Degan oo Khashiftay Hees Si indho la,aan ah ay uqaaday Yurub Geenyo oo Somaliland iyo Puntland iska Horkeenaysa
July 18, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

deganFanaanada Caanka ah ee Nimco Degan ayaa Bogeeda Facebook-ga ku Cabirtay Dareenkeeda Hees Fanaanada Reer Somaliland ee Yurub Geenyo uqaaday Puntland taasi oo uu kula jiro fanaanka Iskalaaji balse Midho ahaan aanay Fahansanayn Fanaanadu Ereyada ay qaadayso.

Nimco Degan ayaa hadalkeeda waxay udhigtay sidan Hoos ku qoran
“Ninkii jiray wuxuu yidhi
Ma afkaad ku hawl bixi
Cidlaad ka hanja baysaaye!
Waynu ognahay dhulkeena qayba ka mid ah oo lagu riyoodo,hadaba riyadii oo suugaamaysan ayaa network ka you tube maanta dhex boodaysa,u fiirso midhahan
Dhex mushaax puthland
Ku dhex bari nugaal
Dhugo mudug dal dhugad
Badhan iyo hadaaftimo
Maxay tidhi iyana
I dhexgee puthland
Ii dhawee qardhoo
Dhahar iyo qandala
Dhudhub iyo camo
Garawe iyo dhamoow
Dhulka nabadu taal,midhahani waxay puntland siiyeen laba gobol oo somaliland leedahay iyo dagmooyin badan,damaacinomo darteed ninka midhahaa qoray xataa khaafiyadii suugaantu lahayd ayuu uga baxay…qofkii suuganta wax ka yaqaanaa wuu ila arkayaa, midhaha maan wada qorin laakiin dhagysiga kaga bogo,qof aanay waxba uga Dan ahayn ma comont garayn karo pelease.”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews