berberatoday.com
War Deg Deg Ah:- Dagaal Dhex-Maray Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland + Weerarka Cida Soo Qaaday + Somaliland Oo Aan Weli Hadlin Se Puntland Maxay Tidhi.
July 18, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

War Deg Deg Ah:- Dagaal Dhex-Maray Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland + Weerarka Cida Soo Qaaday + Somaliland Oo Aan Weli Hadlin Se Puntland Maxay Tidhi.

ciidanka qaranka

Wararka Ilaa Hada Naga Soo Gaadhaya xafiiska war qabadka ee shabakada Berberatoday waxaa ay sheegayaan in dagaal culus uu saaka ka dhex qarxay ciidamada qaranka Somaliland iyo ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland.

Dagaalka oo hada ka socda deeganka Booda oo dhinca Ceerigaabo magaalada Badhan ka soo xiga 30 KM ayaa waxaa ay wararku sheegan in ay dagaalka ay Soo qaadeen ciidamo ka tirsan maamulka Putland.

 

Wali ma cada khasaaraha ka dhashey dagaalkaasi balse warar berberatoday  helayso ayaa sheegaya in ciidamada qaranka Somaliland ay iska caabiyeen dagaalkaas gaadmada ah ee Maamulka Putland ku soo qaadey isla markaana Guutooyin badan oo ciidamada qaranka Somliland ahi ay halkaasi ku sii jeedaan.

Sidoo kale warar ay Ila U Dhun Daloola U Xaqiijiyeen Shabakada berberatoday ayaa waxaa ay sheegayaan in sanaaduuqdii diiwaangalinta laga soo Celiyey magaalada Badhan oo aanay hada xaladeedu deganeen

Maamulka Puntland ayaa waxaa uu diidan yahay in diwaangalinta cod bixiyaasha laga hir galiyo deegano ka tirsan Xadka Somaliland gaar ahaan gobalka Sanaag oo ay sheeganayaan in ay ka tirsan yahiin dhulka Putland .

Xukuumada Somaliland ayaan ilaa hada aan ka hadal dagaalkan balse waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay ka hadasho………………

 

 

Wixii warara kasoo kordha xaalada gobolkaas iyo dagaalkaasi halkuu ku danbeeyo kala soco berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews