Daawo Xogo Dahsoon oo ku Saabsan Shirkadda Imaaraatka ee DP World ee Lagu Wareejinayo Dekada Berbera.
Shirkadda Dekedaha ee Dubai oo loo yaqaano DP World waxay u dhigan tahay mid ka mid ah tiirarka ganacsiga caalamiga ah ee xiligan caalamka jira, waxana shirkadu u dhigan tahay safiirka ganacsiga dibada u qaabilsan dalka isutagga imaaraatka carabta, iyadoo shirkadu ka turjumaysa guulaha uu wadankaasi ka gaadhay hirgelinta siyaasadiisa ganacsiga caalamiga ah.